Sweden oo rejo ka qabta wali in ay ku biirto NATO xilli dowladda Turkiga u deyrisay

Dowladda Sweden ayaa u muuqata mid lumineysa fursad weyn ay uga mid noqon laheyd waddamada ku bahoobay gaashaanbuurta NATO, waxaana rejo Sweden u egtahay mid ceel kusii dhaceysa. Ra’isul-wasaaraha dalka Sweden, Ulf Kristersson oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladdiisa diyaar u tahay in Turkiga dib ula bilowdo wadaxaajood si ay xubin uga noqdaan … Continue reading Sweden oo rejo ka qabta wali in ay ku biirto NATO xilli dowladda Turkiga u deyrisay